Belguim waxey kutalaa bartamaha yurub waa dal leh taariikh
Frarshaxano iyo quruxdabiici ah.
Safarkaga Belgium waxuu kusiinaya fursado oo ad ku sahmikarto magaloyinka taariqiga ah iyo dhaqanka wadanka.
Hadii aad xiiseyneyso in aad booqato Brussel
Waxaad booqankartaa
Atomium waa
mid kamida astamaha ugu caansan Brussel
Waxaa lasameyay 1958 waxaa loo dhisay sida molecule oo bir ah
oo ad kadawan karto dhamaan magalada marka aad korto ama fuusho qeebtta sare
Waxaakuyala maqayad iyo qeeeeba kale oo madadaalo ah
Halkaan waxaad kaheleysaa halkaan link
Atomium Official Websit
Graslei and Korenlei
Quuruxda bartamaha GENT :Bartamaha taariigiga ah ee GENT udaawo sitoos ah wabiga
Waxaa qurxan inaad socod kumarto subaxdii halkaaan iyo watiyada kale sida fiidki
muuqaalo aad uquruxbadan

Aga quruxda badan ee lagusocdaalo
Tani waa labo wado u dhaw buundada St. Michael.
Sidookale naqshadaha dhismayaasha waa quruxbadan yihiin
had iyo jeer waa mashquul ayadoo dadka deeganka iyo dalxiisayaal badan ku raxeysanaya
Iyadoo halkaa kuyalaan dhinacyadda Graslei kanaalka maqayadao badan ee dadka kacunteyna kana shaxeyan
Ostande
Oolo yaqaano Boqorada magaaaloyinka xeebta
Waa xeeb quruxbadan oo kutaala dadka belguim
Waa magaalo soo jiidasho leh oo ku haboon dalxiis yada waaa xeeb quruxbadan
Dadka dhan sooboqdaan
Ku Raaxeyso Xeebta
Ostande waxey ledahay bacaad waxeyna ku baboontahay nasashada
waqtiyada samarka waxeey ledahay qorax jooogta ah waa xeeeb dheer oo lagu lugeeynkaro
Waxaad daremeysaa hawo cusub oo fresh ah markaad halkaa timaado durbaba waad daremee sameyna ama hawada cusub ee aad soogashay
Tijaabi Cuntada Maxalliga ah
Waxeey caan kutahay kaluunka cusub iyo cuntoooyinka bada
waxeey ledahay maqaayado caan ah waxana kamida
De Mosselbank iyo Restaurant Marina.
waxaad kahelee cunnooyin fresh ah waliba sida ugu fudud
Nasasho Ku Samee Goobaha Cagaaran
Oostende waxaa ku yaalla jardiinooyin iyo meelaha cagaaran sida Maria Hendrikapark, oo leh wadooyin, jidad socod, iyo goobo xasilloon oo lagu nasankaro.
Sidii Loo Iman Lahaa iyo Goobaha Laga Seexdo
Oostende waxaad kusoo gari karta iyadoo la isticmaalayo tareen ama gaadhi. Waxaana ku yaalla hoteello kaladuwan kala qiima ah , guryo dalxiis, iyo meelo kale oo raaxo leh oo la degi karo.
Knokke-Heist
Comments
Post a Comment