- Get link
- X
- Other Apps
- Get link
- X
- Other Apps
Website ku waxuu muhiim uyahay guusha ganacsigaga sababo dhoowr ah awgood:
1 Helitaanka macaamiisha online ka ah
Website ka ganacsigaaga waxuu kadhigikaraa mid marwalba la helikara 24/7
Waa muhiim in uu ganacsigaga internet-ka ka muuqdo si aad ugaarsiiso dadkii uuku haboonyahay.
Markuu ganacsigaagu leyahay website waxaad awoodi kartaa in eey garaaan macaaamiil kala joogta calamka qeebahiisha kala duwan.
Website kagu waxuu suuqgeyn joogto ah uyahay ganacsigaaaga sidaas darteed waa muhiim in uu leyahay website 24/7
Tartanka sare ee suuqa ah
shirkada badan aya leh website :waxaa sifudud ugu soo bandhigi kartaa macaamishada adigoo kusoo jidanaya hal abuur iyo tayada sare ee adegyadada
xoojinta xiriirka macaamisha
waxaad ku dari kartaa qeeybo ey kala soo xiriiraan sida "contact gaga " ama "FAQS"
taasi xaey wanaajineysa sidaa ila dhaqanto macaamiishada
falaqeeynta iyo fahanka macaamiisha
tirada dadka sooboqday website kaga
waqtiga ey joogen website ka
Babbaadinta waqtiga iyo shaqalaha
website ku waxuu ushaqeya sida shaqaale jooogto ah
Dalbashada iyo jadwalka: macaamiisha waxey sitoos agu buuxin karaan foomamka balanta ama dalbashada adeegyada
Dalbashada iyo jadwalka: macaamiisha waxey sitoos agu buuxin karaan foomamka balanta ama dalbashada adeegyada
macaamiisha waxeey sitoos ah ugu helayaan macluumaadka ubaahanyihiin iyagoo gurigooda ama goobtoda shaqo jooga
Suuqgeen joogto ah oo jaban
Website ku waxuu ku noqonayaa aalad suuqgeeyn joogto ah oo aan xadidneen
Suuqgeynta SEO sidaad raadinta google ugu soo muuqato
Waxaad sifudud ula xiriiri kartyaa xayeysiinta sida facbook tiktok instegram ama google ads
Sidookla email marketing kamida
dhisbulsho oo uhel ganacsigaga
Waxkaqabashada arimaha bulshada :kaqeebqado mashariic bulsho si aad umuujiso
inaad daneyneeyso deegaankaga
Macaamiishada kadhig mid ku faraxsan :kudhiiragali macaamishhada iney helaan wax tayo leh ayagoo joogo goobotoda shaqo
Comments
Post a Comment